• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

For Sale

Mogadishu, Banaadir, Somalia
$154,580

Description

DABAQA HOOSE
Xaafadda Daarusalaam waxaad ka heli kartaa dabaqyo kala duwan . dabaqan wuxuu ka koobanyahay 2 biyaano. Biyaanada hoose wuxuu leeyahay qol jiif ah, fadhi, qado, jiko, 2 musqulood, barando iyo jardiin. Waxaa dheeraad ah 2 qol iyo masqul (service)-ka ah oo loogu talagalay shaqaalaha guriga ka adeegaya.

DABAQA KORE
Biyaanada kore wuxuu leeyahay master room leh musqul iyo 2 qol jiif iyo musqul qol walba balakoon goni ah ayuu lee yahay. Guud ahaa dabaqa cabirkiisu biyaanada kore iyo midda hoose waa (15*20) oo u dhigantan 300 mitir square
Muraabaxa (Installment)
4 Sano
30% Hormaris
Property Features
2 Jardiin 6X5
2 qol Service 4X2.5
Barando 10X2.5
Garaash 2 gaari
Kushiin 4X4
Qol Fadhi 7X6
Qolka Cuntada 4.3X3.5

Call +252 611 002244

  • Address: Mogadishu, Banaadir, Somalia
  • City: Mogadishu
  • State/county: Banaadir
  • Country: Somalia, Somali Republic

Detail

Updated on March 21, 2017 at 4:53 am

  • Property ID: 3431
  • Price: $154,580

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
info937
611002244

Inquire about this property

Similar Properties

For Sale
$150,000
For Sale

GURI IIB AH

Muqdisho, Somalia

Single Family Home

goosaar2014

6 years ago

$150,000

Single Family Home

6 years ago

For Sale
$65,000
For Sale

GURI IIB AH

Wadada Waaberi, Mogadishu, Somalia

Single Family Home

goosaarproperty_

5 years ago

$65,000

Single Family Home

5 years ago

For Rent
$400
For Rent

GURI KIRO AH

Dagmada Waaberi, Mogadishu, Somalia

Single Family Home

goosaarproperty

5 years ago

$400

Single Family Home

5 years ago

For Rent
$500
For Rent

GURI KIRO AH – Wadajir

Wadajir District, Mogadishu, Somalia

Single Family Home

goosaar2014_

6 years ago

$500

Single Family Home

6 years ago