Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa Guri labo biyaano ah oo aad u qurxan, waana booska labaad ee Laamiga Suuq Liif, Degmada Dharkeynley. Wuxuu dhisma ahaan Gurigan ka kooban yahay 9 Qol oo 2 Qol ay yihiin Master Rooms, lehna Qado iyo Fadhi ugaar ah, 5 Musqul, Kushiin, Parking iyo Balakoon aad u weyn. Wuxuu leeyahay Haaman biyo oo kuleyl iyo qabow ah iyo Documents saxan oo dhameystiran. Cabirka Guriga waa 20x20M2, Qiimaha waa $240,000 Kun oo israac ah.
Wixii faah faahinta ahna, kala soo xiriir Kirosom Real Estate Solutions Telephone: +252 612 922 242
Updated on January 19, 2018 at 1:58 am
Beds: 6Baths: 4sqm: 1
Multi Family Home
fadraes
1 year ago
goosaar2014
6 years ago
goosaar2014_
Kirosom_2
5 years ago
Guriga iibka - Suuq Liif Bus Stop, Mogadishu, Banaadir, Somalia
$240,000