Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Xoosh dharkenley
Waa labo Guri oo dabaq ah oo isku dhegan kuna yaala Xaafada Xoosh ee Degmada Dharkenley, Laamiga Xoosh ayay ka yihiin Birimo iyo sugunto. Dhismaha Guryaha wuxuu ka kooban yahay 8 Qol, 3 Musqul, Kushiin iyo Parking weyn. Cabirka booskii waa 20x20M2. Qiimaha Booskiina waa $250,000.
Wixii faahfaahin ah, kala soo xiriir Kirosom Real Estate Solutions #Tel: 0612 922 242 / 0612 922 241
Updated on February 19, 2018 at 3:44 am
Single Family Home
KIROSOM_4
5 years ago
Kirosom
6 years ago
goosaarproperty_
Guriga iibka - Hargeisa, Somalia
$250,000