Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa Guri weyn oo dhex ka dhis ah, kuna yaalo xaafadda Buundo weyn ee Degmada Beledweyn. Wuxuu ka kooban yahay 4 Qol, 2 Musqul, Jiko iyo Barxad Weyn. Cabirka Guriga waa 22x13M2. Qiimaha waa $25,000 iyo heshiis.
Faah faahin ah, kala soo xiriir Kirosom #Tell: 0616 116 077
Updated on January 3, 2018 at 3:42 am
Multi Family Home
goosaar2014_2
6 years ago
Guriga iibka - Buundo Weyn, Beledweyne, Hiran, Somalia
$25,000