Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Dhulkaan wuxuu ku yaalaa deegaanka weedoow Wadada aada Isbitaalka Carafaad. wuxuuna deris la yahay Misaajidka shubka, waa Dhul kuyaalo meel deegaan ah oo suuq leh. wuxuu leeyahay Documents saxan. Cabirka Dhulka waa 20x15m2. Qiimaha waa $24,000 iyo Heshiis.
Tel: 0612 922 241 / 0612 922 243 [email protected] / www.kirosom.com
Updated on August 30, 2018 at 7:54 am
Dhul IIB ah - Weydow, Somalia
$24,000