Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa Guri Cusub oo Labo biyano ah. kuna yaala Goob amaankeeda laysku helayn karo. Agagaarka airport Muqdisho dhanka Madina Gate. Waa dhismo Dabaq ka kooban #11_Qol_jiif ah, #5_Musqul, #2_Kushiin, #Mudul weyn, #Masjid iyo #Parking Baabuur. Wuxuu sidoo kale lee yahay gurigan #2_Qol oo service ah. Qiimaha kirada bishii waa $4,000 iyo Heshiis.
#WhatsApp, #Viber & #IMO: ☎️ 0612 922 241 / +252 612 922 242
Updated on March 6, 2019 at 5:55 am
Single Family Home
GoosaarProperty_1
5 years ago
info_1
6 years ago
goosaar2014_1
info_2
Guri Kiro ah - Hargeisa, Somalia
$4,000