Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Shirkada Goosaar Property waxa ay macamiisheeda u heesa guri kiro ah.
Goobta: Wadajir, Madiina gate Qiimaha: $1,500
Gurigan waa guri dabaq qeyb kore iyo qeyb hoose, qeybta kore waxa ka dhisan 3 qol 2 musqul qol ka mid suuli ayuu leeyahay.
Qeybta hoose waxa ka dhisan 4 qol 3 musqul jiko waxaana lagu xareyn kara 3 ka mid ah gawirada raxada.
Naga soo wac: 0615926648/0623337778
Updated on November 13, 2018 at 1:46 am
Multi Family Home
Kirosom_
6 years ago
goosaar2014
goosaarproperty
5 years ago
info_2
GURI KIRO AH – Wadajir - Dagmada Wada Jir, Mogadishu, Somalia
$1,500