• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Laba_Guri oo iib ah,

Somalia
$50

Description

✅ #Laba_Guri oo #iib ah, 5 qol mid walba iyo #cusub #Hargeisa #xaafada #jigjiga_yar, gaar ahaan #kaalinta_qamar agagaarkeeda. #baski ba hormaraya.
✅Guryahani hada biyo lakiin, beebki weyna ee ️biyo balaadhinti ba hormartey bisha 3aad la fasaxayey.
✅ guryuhu waa 3 hurdo, fadhi iyo cunto, kijinkii, 2 suuli iyo dayr gaadhi gal. mid walba.
✅ #qiimaha waa $50,000 mid walba. Bayacad ka furan tahay.
✅️ #cabirka mid walba waa 10m/17m.
■ La xidhiidh nambarada hoose:—
#Call us;- 063-3659736 ama 063-4758741
Macmiil la soo xidhiidh adeeg-same waxii aad hayso dhul iyo guryo iib ah
Mahadsanid.
  • Address: Somalia
  • Country: Somalia, Somali Republic

Detail

Updated on March 21, 2023 at 4:38 am

  • Property ID: 7655
  • Price: $50
  • Bedrooms: 5
  • Bathrooms: 2
  • Garage: 1

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
somalia

Inquire about this property