• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Villa house / Guri villo ah oo ka kooban 5 qol

Jidka warshadda hargaha
$35,000

Description

Waxaan xaraashayaa guri villo ah baaxadda dhulka 18m x 11m. Wuxuu leeyahay jid baabuur gali karo. 5 qol oo waawayn, dariishado iyo albaabyo bir ah oo oo waawayn oo shabaq ku xidhan yahay. Musqul gudaha iyo musqul dibadda ah. Jiko gudaha ah, barando, barxad bannaanka ah, ceel biyo macaan ah iyo Ganjeel. Guriga wuxuu ku yaallaa jid caddaha u dhexeeya warshaddii hore ee hargaha iyo jid-caddaha waddada macallin Jaamac.

  • Address: Jidka warshadda hargaha
  • City: Kismayo
  • State/county: Somalia
  • Zip/Postal Code: Warshadda hargaha
  • Neighborhood: Farjanno

Detail

Updated on October 2, 2018 at 3:26 am

  • Property ID: 4907
  • Price: $35,000
  • Property Size: 198 sqm
  • Bedrooms: 5
  • Bathrooms: 2
  • Year Built: 2009

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
mhhirsi

Inquire about this property

Similar Properties

For Sale
$20,000
For Sale

Shops in Faanoole Suburb

faanole primary and secondry school, Kismayo, Somalia

Multi Family Home

customerservice

7 years ago

$20,000

Multi Family Home

7 years ago

For Sale
$75,000
For Sale

Residential Property in Farjano

Kismayo, Jubbada Hoose, Somalia

Multi Family Home

customerservice

7 years ago

$75,000

Multi Family Home

7 years ago

For Sale
$110,000
For Sale

Commercial stores in Alanley, Kismayo

Kismayo, Jubbada Hoose, Somalia

Multi Family Home

customerservice

7 years ago

$110,000

Multi Family Home

7 years ago

For Sale
$30,000
For Sale

Shaqalah Kismayo

Kismayo, Somalia

m: 400

Multi Family Home

mustaf.sahal

7 years ago

$30,000

m: 400

Multi Family Home

7 years ago