• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Waxa kale oo aanu leenahay dhul iib ah oo ku yaala Tabilah Waydo

Somalia
$8,000

Description

Waxaan idiin haynaa dhul farabadan oo kuyaal degmada kaxda⬇️⬇️⬇️
➡️dhul 100 boos ka badan oo kaxda kuyaal
➡️ documents iyo sharci saxan leh
➡️💰lacagta lagu rabo waa $4000 (afar kun)
Waxaan kale oo ka haynaa degmada gudaheeda nusas iyo boosas qiima jaban ah.
Waxaan kale oo dhul kahaynaa Garasbaalleey 18 boos
➡️wadada macaane
➡️laamiga 1km bay u jiraan
➡️💰 qiimaha waa $8000 (sideed kun) halkii boos.
Waxaan kale oo idiin haynaa dhul Darusalam ah
Gudaha iyo banaankaba.
💰 qiimaha waa kala duwanyahay qofkaa soo xulanaya inta lagu soo wareerjiyo
Waxaan kaloo dhul ka haynaa Galmudug Tabeellaha Waydoow
Faahfaahin dheeri ah
Kala soo xariir
Tell: 0618099060
What’s up: 0618233923
  • Address: Somalia
  • State/county: Somalia

Detail

Updated on November 4, 2022 at 8:40 am

  • Property ID: 6556
  • Price: $8,000
  • Property Size: 1 sqm

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
Maxamedwq

Inquire about this property