Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Shirkada Goosaar property waxa ay macamiisheeda u heesa guri iib ah.
Goobta: Wadajir, Xaawo taako Cabirka: 20x10M2 Qiimaha: $110,000 is raac ah
Gurigan waxa ka dhisan 5 qol, 2 musqul jiko iyo baakin hal gaari ah laamiga waxa ka xiga 4 boos kaliya, warqadaha gurigan waa kuwa sax ah.
Naga soo wac : 0615926648/0623337778 E-mail:- [email protected]
Updated on September 25, 2018 at 3:11 am
GURI IIB AH - Xaawo Taako, Beledweyne, Somalia
$110,000