Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa Guri dabaq cusub oo kuyaala agagaarka isgoyska Dabka dhanka #Degmada_Hodan kana kooban 5 Qol, 2 Musqul, Kushiin iyo Parking. Waxaa ku xiran Guriga camera amaanka ah, waxana deris la ah #Cafeteria iyo #Hotel_caan_ah. Qiimaha Kirada waa $700.
Tel: 0612 922 242 / 0612 922 241 [email protected] / www.kirosom.com
Updated on August 30, 2018 at 7:54 am
Single Family Home
info_2
6 years ago
goosaar2014
goosaarproperty
Guri Kiro ah - Isgoyska Fagax, Mogadishu, Somalia
$700