• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Apartment goglan oo kiro ah

Somalia
$1,400

Description

#Apartment goglan oo kiro ah
Waxan ku heyna macmil apartments qalabaysan oo Kiro Ah,
Degmada #Xamar Wayne xafda Yoobsan Aga garka Berta nabada, Waxay ka Koban yahay 2qol jiif, Fadhi, Jiko iyo suuli. Sido kale waxa laga heelaya 3 qol iyo 4 qol oo dhaman diyaarsan oo qalabaysan waxa kugu diyaar ah security heegan ah 24sac
Qiimaha Kirada Waa 2qol waa $800 oo laba bil la shubayo.
3qol Qiimaha kirada waa
$950 oo laba bil la hormari nayo.
4qol waxa lagu kiraynaya $1400
wixi faahfahin ah kala xariir.
📞0614491623 ama 📞0611674577.
  • Address: Somalia
  • State/county: Somalia

Detail

Updated on December 19, 2023 at 3:11 am

  • Property ID: 6342
  • Price: $1,400
  • Property Size: 1 sqm
  • Bathrooms: 4

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
Maxamedwq

Inquire about this property