• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Dhul iib ah oo ku yaal meel aad u wanaagsan Sarta Beexaani

Sarta Beexaani
$ 195,000

Description

Dhul iib ah oo ku yaal meel aad u wanaagsan Sarta Beexaani 2 block ayey Bari ka xigta, Masjidka Shariifkana 2 block Koonfur naga jira, Waqooyi Hal block Dukanki Saalim Shiino & Suuqii Bilaajo waa Magaalada Muqdisho, Degmada Shibis, bedkiisu dhan yahay 144 m² (1550 ft2). Dhulku wuxuu ka kooban yahay laba qaybood oo isku xidhan, mid walbana wuxuu leeyahay baaxad dhan nus boos 775 ft² (775 ft²).

Qiimaha iibka :

1. Dhulka oo dhan :
– 24m x 6m = 144 m²
– 78.740ft x 19.6ft = 1550 ft²
– Qiimaha dhulka oo dhan waa $195,000

2. hal qayb ( nus boos )
– 12m x 6m = 72 m²
– 39.37ft x 19.685ft = 775 ft²
– Qiimaha hal qayb waa $115,000

  • Address: Sarta Beexaani
  • City: Muqdisho
  • State/county: xamar
  • Neighborhood: Degmada Shibis

Detail

Updated on June 13, 2023 at 6:21 pm

  • Property ID: 7836
  • Price: $ 195,000
  • Property Size: 144 sqm

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
jibreel

Inquire about this property