• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Dhul iiba masalaha xaafada digaale village

Somaliland, Somalia
$20,000

Description

Dhul iiba masalaha xaafada digaale village
Dayrka telesom barigiisa wadada haysta
4 baloodh cabirka dhulka midkiiba 18×24m
Qiimaha dhamaantood 20,000$
Dhul iiba masalaha digaale village
Waqooyigiisa
Cabirka dhulka 36×18m
Qiimaha dhulka 18000$
Dhul iiba koonfurta hotelka diyaarada
Cabirka dhulka 18×24m
Qiimaha dhulka 20,000$
Guri iiba xaafada cabdi qalaaf
5 qol iyo gaadhi gal
Qiimaha guriga 38000$
Guri iiba xaafada calaamada gacale hotel
Barigiisa
Qiimaha guriga 55000$
Dhul iiba xaafada qalax
U dhaw jaamacada huda qaybteeda cusub dayrka dr Adna koonfuteeda
Cabirka dhulka 24×90m
Qiimaha dhulka 11000$
Dhul iiba galbeedka kaalinta husein geesh
Cabirka dhulka 24×18m
Qiimaha dhulka 43000$
Dhul iiba masalaha xaglatoosiye u dhaw
Cabirka dhulka 18×24m
Qiimha dhulka 40,000$
Dhul iiba masalaha biritaaniya guest house u dhaw
Cabirka dhulka 24×18m
Ku iibi dhul guri iyo gawaadhi
Kana iibso
0634481773/7771890
  • Address: Somaliland, Somalia
  • Country: Somalia, Somali Republic

Detail

Updated on December 19, 2023 at 3:12 am

  • Property ID: 8048
  • Price: $20,000
  • Property Size: 1 sqm

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
agencies

Inquire about this property