• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Dhulka Garsbaali, Wedo iyo Tabeela Sheekh Ibraahim waa la iibinayaa

Dagmada
$17,000

Description

Waxaan idiin haynaa dhul ku yaal Garasbaalleey, Waydoow iyo Tabbeellaha Sheikh Ibrahim.
➡️Nusboos iib ah
➡️Dagmada Garasbaalleey
➡️saaran jidka carrafaad
➡️Dukumiintigiisa uu yahay Sharcigii Siyaad Barre
➡️Cabbirkiisa 10×20
💰lacagta lagu rabo waa $17000 (17kun)
Waxaan kale oo haynaa dhul daris la’ ah nuska kore
➡️9 boos oo iib ah
➡️Dagmada Garasbaalleey
➡️saaran jidka carrafaad
➡️Dukumiintigiisa uu yahay Sharcigii Siyaad Barre
➡️Cabbirkiisa 20×20
➡️4 isku meel bay kutaal 5ta kalana isku meel
➡️hal mid oo laba jidle ah oo saaran jayga carrafaad waa $44kun
Sideedda kale waa $32kun booskiiba
Waxaan kale oo dhul kaaga haynaa 4 boos ah Garasbaalleey
➡️4 boos
➡️Dagmada Garasbaalleey
➡️ u dhaw wadada ceel dacas
➡️Dukumintigiisu waa Federalka
➡️ Cabbirkiisu waa 15×20
💰Qiimaha halkii Boos waa $18kun
Waxaan kale oo haynaa nusboos dhisan oo laba qol oo sar ah ay ka dhisantahay
➡️Deegaanka Garasbaalleey
➡️u dhaw jidka carrafaad
➡️Cabbirkiisa 10×20
➡️Sharciigiisu waa Carta
💰Lacagtiisa waa $24kun oo israac ah
Waxaan kale oo dhul kaaga haynaa Degaanka Waydoow 2 Boos
➡️ 2 boos oo mid birimo laba jidle yahay kan kalana sugunto yahay
➡️Deegaanka Waydoow
➡️laamiga wax badan uma jiro
➡️Cabbirkiisu waa 15×20
➡️Sharciga waa federalka
💰lacagta lagu rabo labadaba waa $44kun
Waxaan dhulkale kaaga haynaa Tabbeellaha Sheikh Ibrahim 1 boos
➡️ Deegaanka Tabbeellaha
➡️u dhaw Jaamacadda Zamzam
➡️cabbirkiisa waa 15×20
➡️sharcigiisu waa Siyaad Barre
💰lacagta lagu rabo waa $25kun
Kala soo xariir
Teelka: 0618233923
What’s up: 0618233923
  • Address: Dagmada
  • State/county: Dagmada

Detail

Updated on November 4, 2022 at 8:40 am

  • Property ID: 6528
  • Price: $17,000
  • Property Size: 1 sqm

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
Maxamedwq

Inquire about this property