Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa Guri deegaan ah oo haysto wado weyn Xaafada Taleex ee degmada Hodan. Agagarka masaajidka Ramadaan. waxaa ka dhisan 5 Qol, 2 Musqul iyo kushiin. Cabiisana waa 13x13M2. Qiimaha waa $130,000 iyo Heshiis
Faah faahinta, kala soo xiriir shirkada Kirosom Real Estate Solutions oo kuu hayso Guryo iyo Dhulal iib ah.
Nagala soo xariir: #Tel: 0612 922 242 / 0612 922 241
Updated on March 19, 2018 at 3:11 am
Single Family Home
info_
6 years ago
somalidealers
7 years ago
Kirosom
Guri IIB ah - Taleh, Somalia
$130,000