Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa Guri dabaq sadex biyaano ah oo ku yaalo agagaarka Airport dhanka Xaafada B/Xuubey. Waa Guri weyn oo ka kooban yahay 15 Qol, 6 Musqul, Kushiin iyo Parking aad u weyn. Qiimaha Kirada bishii waa $2,500.
Faah faahinta, Kala soo xiriir shirkada Kirosom Real Estate Solutions #Tel: 0612 922 241 / 0612 922 242
Updated on March 19, 2018 at 3:11 am
Single Family Home
KIROSOM_4
5 years ago
goosaar2014_1
6 years ago
KIROSOMRealEstateSolutions
goosaar2014_2
Guri Kiro ah - Hargeisa, Somalia
$2,500