• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

GURII IIB AH/ HOUSE FOR SALE.

Kismaayo Somalia
$62,000

Description

■GURII IIB AH/ HOUSE FOR SALE.
➡️Waa guri ka kooban:
■Shan Hurdo ah,
■Qol Cunto iyo Fadhi ah,
■labo suuli gudaha ah
■Suuli dibada ah
■ Biyona leh.
■gaadhi barking leh🚘🚘🚘
♦️GOOBTA: KISMAYO SOMALIA.
♦️XAFADA: FARJANO KIBORA
♦️AGAGARKA: H MECCA
♦️CABIRKA DHULKA: 20/20m
♦️QIIMAHA: $ 62,000
♦️SHARCI LEH: SAXAN
🔹️FG Sanad kasta Sanadka ku xiga guriyaha kiradood waxay Saro ugu kacaan si xowli badan,booskaan wuxuu fursad u yahay inaad kaga maaranto kirada.
kawarn marka hadii lacagtaada ay bank isaga jirta oo qiimaheeda hoos u dhac ku imaanayo gurigaane markaad iibsato sanad ka dib qiimaha kirada guriga ay lacag ku darsameysa.
Intaad beri u dhiganeysid ayay qiimaha guriga aad ku fikireyso ay saro u kacayaan iska daa damaca badan oo iibso gurigaan dib dambe kuuguma soo mari doonto fursadaan oo kale.
Faahfaahinta, kala soo xariir xafiiska shirkada #KRASCO ama soo wac #WhatsApp 👇
☎️ +252 619431857 | ☎️ 0618702911
#KRASCO WA WAHELKAGA 🏠🏢
#KU IIBGESO KANA IIBSO ADIGO GURIGADA JOGO 🏡🚍🚗👇
#KRASCO REAL ESTATE SOLUTIONS
  • Address: Kismaayo Somalia
  • State/county: Kismaayo Somalia

Detail

Updated on November 4, 2022 at 8:40 am

  • Property ID: 6480
  • Price: $62,000
  • Property Size: 1 sqm

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
Maxamedwq

Inquire about this property