Please enter your username or email address. You will receive a link to create a new password via email.
Price Range: From to
Waa sadex Guri oo cusub oo kuyaala agagaarka madaxtooyada Villa Somalia, waana goob amaankeeda aad loo ilaaliyo. Waa guryo qurxan oo loo isticmaali karo Deegaan iyo xafiis shaqo. waxayna kala yihiin Guryo ka kooban: > 3 Qol, Fadhi, 2 Musqul, Kushin & Parking = $1,200 > 4 Qol, Fadhi, 2 Musqul, Kushin & Parking = $1,300 > 9 Qol, 8 Musqul, Kushin & Parking = $3,000
Tel: 0612 922 241 / 0612 922 242 [email protected] / www.kirosom.com
Updated on August 30, 2018 at 7:54 am
Guryo Kiro Ah - Madaxtooyada Puntland, Garowe, Somalia
$3,000