• Real Estate & Property for Sale and for Rent in Somalia

Price Range: From to

Waxaan leenahay dhul iib ah Ceelasha_Biyaha

Ceelasha Biyaha
$2,800

Description

Waxaan idiin haynaa dhul beec ah oo ku yaal #Ceelasha_Biyaha
Booska koowaad
➡️Booska cabbirkiisa waa 20×15
➡️sharci saxan leh
➡️waddada suguntuu ka yahay laba jidle buu ka dambeeyaa
➡️waa bari ujeed
➡️kuyaal Hormuud Dooraale
➡️Deegaan ah madarasadii iyo masaajidka hal jid baa u dhexeeya Koronto iyo biyuhu way dhaafeen.
💰lacagtiisa waa $11kun(kow iyo toban kun) oo israac ah.
Waxaan kaloo haynaa 2 nus boos oo dhanka magaalada soo jira
➡️xaafadda dooraale
➡️cabbirka waa 10×15
➡️sharci saxan leh
➡️deegaan ah oo jiha kasta laga xigo
💰Lacagta waa $7500 israac ah
Waxaan kaloo ka haynaa ceelasha 10 boos
Waxay u dhawyihiin meesha burundiga
➡️cabbirka waa 20×15
➡️deegaanka gees bay ka xigaan
Waxaa xannibaya waa Amisom ta u dhaw
Maalintay guuraan cirkaas buy tagayaa qiimihiisu
💰lacagta lagu rabo waa $2800( laba kun iyo sideed boqol) oo israac ah
➡️Waxaan kale oo haynaa nus dhisan
➡️Sharci saxan leh
➡️Cabbirka 10×15
➡️Aagga Hormuud dooraale
💰Qiimaha waa 8kun oo israac ah
Wixii faahfaahin ah kala soo xariir
TELL: 0618233923
What’s up: 0618233924
  • Address: Ceelasha Biyaha
  • State/county: Ceelasha Biyaha

Detail

Updated on November 4, 2022 at 8:40 am

  • Property ID: 6474
  • Price: $2,800
  • Property Size: 1 sqm

Additional details

  • Eg: Equipment: Grill - Gas

Contact info

CONTACT AGENT
Maxamedwq

Inquire about this property